December, 04-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa ka digay waxyeeladda dadka Shacabka ah kasoo gaareysa duqeymaha dowladda Mareykanka ay ka waddo degaanada maamulka Jubbaland.Waxa ay sheegeen in ay jiraan dad Shacab ah oo ku dhintay duqeymihii ugu dambeeyay ee dowlada Mareykanka ay ka fuliso jubbooyinka.

Waxa ay sheegeen in ay soo dhaweynayaan duqeymaha lagu beegsanaayo dagaalka kula jira dowlada balse ay codsanayaan in la dhowro dadka Shacabka.
Xildhibaanada ayaa tilmaamay in dad Shacab ah lagu duqeeyay duleedka degmada Afmadow.

Hadalkaan ayaa imanaya kadib markii ay dowlada mareykanka ay kordhisay weerarad ay ka fuliso soomaaliya.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6279
LATEST NEWS