November, 19-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Golaha Xildhibaanada Puntland ayaa maanta Magaalada Garowe ku ansixiyay Xeerka la dagaalanka Daabulka iyo ka ganacsiga dadka.

Xeerkan oo horay loogu gudbiyey Baarlamanka ayaa maray Akhrin iyo ka doodis kadibna maanta ayaa si rasmi ah loogu Ansaxiyey Fadhigii Baarlamanka.

Gudoomiyaha gudiga Shuruucda ee golaha Baarlamaanka Axmed Jaamac Cabdule oo ugu horayn ka hadlay ayaa sharaxaad ka bixiyey xeerkan ay Ansaxiyeen.

Deeganada Puntland ayaa waxaa si xawli ah looga tahriibayaa dhalinyaro, kuwaasi oo u tahriiba dalka Yemen iyo Sacuudiga, xilliyada qaarna waxa ay kala kulmaan tahriibka dhibaatooyin.

Sharcigan ayaa wuxuu mamnuucayaa in dadka laga tahriibiyo deeganada Puntland.

xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6279
LATEST NEWS