November, 14-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Xasan Cali kheyre Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa marka hore sheegay in ay muhim tahay in aan dhex dhexaad laga noqon dagaalka ka dhanka ah amni darada ee dalka ka bilaabanaya.

Isaga oo ka qeyb galayay kulanka ay haweenka taageerayeen howgalka ciidamada dowladda Soomaaliya oo qorshuhu yahay in uu Soomaaliya ka bilaawdo ayuu hadalkaas ka sheegay.

waxa uu sheegay in dadka dowlad diidka h iyo kooxaha dowlada ka soo horjeeda ay isku mid yihiin oo uu ula jeeday Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Dowladda Federaalka Soomaaliya.

xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6242
LATEST NEWS