November, 08-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Puntland C/wali Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku baaqay in laga wada qeyb qaato dagaalka ka dhanka ah kuwa nabada lidiga ku ah.

Gaas wuxuu sheegay mar walba oo ay wax dhacaan in laga tacsiyadeeyo, kadibna uusan jirin isla xisaabtan dambe iyo in laga jawaabo wixii dhacay, taasina aysan wax wanaagsan, oo la doonayo muhiim in ay tahay in wax laga qabto.

Sidoo kale hogaamiyahe Gaas ayaa Ciidamada ammaanka Dowladda Federaalka ugu baaqay in ay kordhiyaan dagaalka ay kula jiraan kuwa ay nabada dhibeyso, taas bedelkeeda shacabka ayuu ka dalbaday in ay garab siiyaan Ciidamada.

hogaamiyaha maamulka Puntland ayaa hadalkan ka sheegay Munaasabad xalay ka dhacday Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar, waxaana ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6242
LATEST NEWS