November, 08-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
hogamiyaha Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay markii ugu horeysay Mooshin ay ka wadaan Xildhibaanada Maamulkaasi.

Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay inuu jiro Mooshinkaas islamarkaana ay gadaal ka wadan Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Mooshinkaas magalada xamar ka abaabulaya sida uu hadalka u dhigay.

“Waan Maqlay Mooshinka la leeyahay waxaa laga wadaa Madaxweynaha Koofur galbeed,Cidda rabta in ay Madaxweyne ka noqoto Koofur Galbeed ha sugato Xilliga Doorashada”ayuu yiri Madaxweynaha Koofur Galbeed.

xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6242
LATEST NEWS