June, 22-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
-Muriidi Xasan Gurey oo ah Gudoomiye ku xigeynka Maamulka Degmada Warshiikh oo la hadlay v o d ayaa sheegay in ay weerar ku soo qaadeen Ciidamo ka tirsan Milatariga Soomaaliya Xarumihii maamulka Degmada.

Gudoomiyaha Sheegay in ay dhinteen ugu yaraan 3 qof in kabadan tiradaasna ay dhaawacmeen kadib dagaal culus oo halkaasi ka dhacay waxaana wali taagan xiisad dagaal.

Muriidi ayaa sheegay in dagaalka uu soo qaaday sarkaal milatariga Soomaaliya ka tirsan oo lagu magacaabo Qoodhe ayna iska difaaceen.

Degmada warshiikh dagaalkii ka dhacay ayaa qaatay wax ku dhaw hal saac waxaana dib u laabtay ciidamadii weerarka soo qaaday.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6244
LATEST NEWS