June, 22-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
xamarradio.com

Kulan deg deg ah oo u dhaxeeya Mas’uuliyiinta amaanka ee Galmudug ayaa hada ka socda Magaalada cadaado ee Xarunta KMG ah ee Maamulkaaasi.

kulanka ayaa la sheegay in looga hadlaayo amaanka deeganaada maamulkaasi waxaana si gaar ah looga hadlayaa isbaarooyinka deegaanada Galmudug yaalla.

Wasiiro ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa qeyb ka ah kulankaasi waxaana la filayaa in qodobo laga soo saaro shirkaasi.

Deegaanada Galmudug ayaa waxaa ka jira Isbaarooyin tira badan oo saameyn balaaran ku yeeshay dadka iyo gaadiidka.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6075
LATEST NEWS