June, 20-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Wasaarada Warfaafinta Sacuudiga ayaa sheegtay in la xiray sadax askari oo ka tirsan ilaalada kacaanka Iiraan.Askartan la xiray ayaa lagu qabtay iyagoo u soo dhowaaday biyaha dalka Sacuudiga gaar ahaan ceelka saliida ee Marjan. Sacuudiga waxaa uu intaasi raaciyay in ragan la qabtay ay damacsanaayeen inay falal gaystaan.Waxayna wateen doon la sheegay inay ku soo dhowaatay ceelka shidaalka ee Marjan,

Waxaa sidoo kale baxsatay doon kale oo la sheegay inay la socotay midan la qabtay.Balse dowladda Iiraan ayaa sheegaysay in doomahan la qabtay ay ahaayeen kuwo kaluumaysi ah.

Waxaa jirra khilaaf xoogan oo u dhaxeeya labadan dowladood ee Iiraan Sacuudiga

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6146
LATEST NEWS