June, 20-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
ku dhawaad 15 qof ayaa ku dhintay in kabadan 20 kalana waa ay ku dhaawacmeyn qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay Xarunta Degmada wadajir.

Gaadiidka Gurmadda deg dega ah ayaa goobtaasi gaaray si ay u caawiyaan dadka dhaawaca ah waxaana wadayaasha gaadiidka Amabalaaska ay V O D u sheegeen in ay arkeen meydadka dad gaaraya ilaa 9 qof oo halkaasi ku dhintay.

Dadkii ku dhaawacmay Qaraxa ayaa waxaa ka mida Guddoomiyaha Cusub ee Degmada Wadajir Cumar C/llaahi Xasan.

Waxaa bur buray dhamaan Dhismihii xarunta degmada waxaana Mas’uuliyadda weerarkaasi sheegtay Al-shabaab.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6194
LATEST NEWS