June, 20-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
xamarradio.com

Cali Cabdullahi Cosoble oo ah hogaaamiyaha Maamulka Hirshabeelle ayaa maanta shaaciyay in uu xilkii ka qaaday Wasiirka Maaliyadda Maamulka Hirshabeelle Maxamed Maxamuud Cabdulle.

Sidoo kale Cosoble ayaa xilka Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Hirshabeelle u magacaabay Zaki Cabdi Xaraare,waana nin dhalinyar oo aqoon yahaan ah.

Maamulka Hirshabeelle ayaa maalmihiila soo dhaafay xil ka qaadis ku sameyay Mas’uuliyiin heer maamul iyo heer Degmo waxaana ka mid ahaa Mas’uuliyiintii Maamulka Hiiraan oo ilaa heer degmo xilka laga qaaday.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6075
LATEST NEWS