June, 19-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Guddoomiyaha Maxkamadda Magaalada Hargeysa Axmed Dalmar Ismaaciil oo Saxafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Maandooriyaal halis ah oo lagu qabtay Dad Isticmalayay islamarkaana dadka ka iibinayay in hadda lagu waereejiyay Isbitaalka Guud ee Magaalada HargeysaMaandoriyahaan oo lagu Magacaabo Isbiirtada ayaa 124 Liitar,waxaana hadda lagu daweyn doonaa Bukaanada ku jira Isbitaalka Guud ee Hargeysa.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6194
LATEST NEWS