June, 19-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
hogaaamiyihii hore ee Puntland haddana ah Xildhibaan ka tirsan Aqalka Sare C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa si kulul uga hadlay Arrimaha Dastuurka Soomaaliya iyo Socdaal uu Wasiirka Dastuurka Xoosh Jabriil uu ku tagay Magaalada Garowe.

C/raxmaan faroole ayaa sheegay in Wasiir Xoosh uu Faragelin ku sameeyay Dastuurka KMG Soomaaliya qaarna uu qalday,waxaana uu intaa ku daray Sanatar Faroole in Dastuurkaan horay dhib badan looga soo maray Shaqsiyaadna aysan waxba ka badali karin.

Sanatar faroole ayaa sidoo kale sheegay in Wasiirka Dastuurka C/raxmaan Xoosh Jabriil uu Faraha kula jiro Shaqadii ay qaban lahaayeen Baarlamaanka Labada Gole islamarkaana uu hadda wado Marin Habaabin Bulshada lagu qaldayo.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6273
LATEST NEWS