June, 18-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Wararka aan maanta ka heleyno degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in Isgaarsiintii degmadaas ay Maanta hawada ka maqan tahay kadib markii ay ku wada dagaalameen ciidamada dowladda iyo kuwa Jabuuti oo dhinac ah iyo Al-Shabaab. Dagaalamaayal ka tirsan Al-Shabaab ayaa la sheegay in markii hore degmadaas ay weerar Madaafiic ah ku qaadeen islamarkaana intaas kadib uu ka dhacay dagaal kooban oo labada dhinac ah. Liibaan Cabdi Burusow gudoomiye ku xigeenka Maaliyada Maamulka degmada BuuloBurde ayaa v o d faah faahin ka siiyay weerarkaas iyo sida uu u dhacay.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6075
LATEST NEWS