June, 15-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Xafiiska QM ee soomalia iyo Howlagalka AMISOM ayaa erayadda ug kulil ku Cambaareeyay Weerarkii ay Al-shabaab ku qaaadeen Maqayad ku Taaladda Magaaladda xamar

Barta twitter ee Xafiiska QM ee Soomaaliya yaa lagu Daabacay in QM ay aad u Cambaareeyneeyso weerarkii Xalay, islamarkaan ay Qm Tacsidda la wadaageeyso Qoysaska iyo saaxiibadda dhibane yaasha.

Sidoo kale Madaxa Howgalka AMISOM Faransisko Madeera ayaa sheegay in AMSIOM ay ka xuntay Wixii xalay ka dhacay xamar wuxuuna Cambaareeyn u soo jeediyay Al-shabaab oo sheegtay Masuuliyadda Weerarkii xallay.

Madaxa Howgalka AMISOM ayaa sidoo kale Dhibane yaasha u Rijeeyay in ay Bogsoodaan.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6194
LATEST NEWS