June, 15-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
–Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ayaa xalay weerar Ku qaaday Degmada qansax dheere oo ka tirsan Gobalka Baay waxaana ka dhashay qasaaro dhimasho iyo dhaawac ah

Al-Shabaab ayaa weeraray Saldhigga Ciidanka Booliska Ee Degmadaasi waxaana Ku dhibtay hal Qof oo ka tirsan Booliska Soomaaliya sidoo kalane waxaa Ku dhaawacmay hal Qof oo canug 12 jir ahaa.

Cunugga Dagaalkaasi Ku dhintay ayaa la sheegay in ay rasaas wiifta ah oo ka dhalatay dagaalkii socday.

Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay labada dhinac Ee halkaasi Ku dagaalamay waxaana saakay daggan xaaladda Goobtii lagu dagaalamay.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6075
LATEST NEWS