May, 17-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Kooxo hubeysan ayaa lagu soo waramayaa in Ruux Shacab ahaa ay ku Dileen Degmada Wadajir ee Magaalada xamar. Goobjooge la hadlay vod radio xamar ayaa waxuu sheegay in Dabley ku hubeysnaa bistoolado ay toogasho ku Dileen ruux nin ah oo ka mid ahaa dadka kunool Xaafadda Xaawo Taako ee degmada Wadajir. Waxuu sidoo kale xusay in Kooxihii ka dambeeyay falkaasi Dilka ahaa ay goobta isaga baxsadeen. Weli ma cadda sababta ka dambeysa Dilka Marxuumka Ilaa iyo hada majiro wax hadal ah oo ka soo baxay Saraakiisha Maamulka Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6075
LATEST NEWS