May, 17-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Xamarradio.com
Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta waxaa uu booqday dekadda weyn ee magaalada xamar oo dhawaan loo magacaabay maamul cusub. Ra’iisul-wasaaraha ayaa kormeeray hannaanka ay u shaqeyso dekedda, iyo qaabka loo maareeyo dhaqaalaha laga aruuriyo dadka isticmaala dekedda. Mudane Kheyre ayaa ku booriyey madaxda iyo shaqaalaha ka howlgala dekedda in ay ilaaliyaan mas’uuliyadda lagu aaminay, maadaama ay dowladdu wadoo qorshe isla-xisaabtan ah. xamarradio
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5989
LATEST NEWS