May, 16-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay badali doonto Erayga Canshuur hadii ay ogolaadaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ,islamarkaana laga dhigi doono Qaaraan Qaran. Sidoo kale waxaa uu sheegay Markii la dhaho canshuur in ay xooggaa u egtahay in Bulshada xoog wax looga qaadanaayo. Shacabka Soomaaliyeed ayuu ugu baaqay in ay bixiyaan Canshuurta , waxaana uu tilmaamay hadii Shacabka aysan Canshuurta bixin in aysan dowladdu Shaqeyn karin. Dowladdaha Caalamka ayuu sheegay in ay hormar ku gaareen Canshuurta ay bixiyeen Shacabkooda xamarradio.com
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6200
LATEST NEWS