April, 19-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Wararka naga soo gaaraya dalka Mareykanka gaar ahaan gobolka California ayaa waxa ay sheegayaan in nin hubeysan oo madow ah uu toogtay Saddex qof oo caddaan ah mid kalena uu dhaawacay. Dhacdadaan ayaa ka dhacday goob ay ka socotay ciyaar orod ah , waxaana xilli raggaasi ay ordaayeen toogteen ninka Madowga ah. Jerry Dyer oo ah taliyaha booliska goobta ay ka dhacday dhacdadaan ayaa waxaa uu sheegay in ninka dilay saddex qof uu ku qaylinaayay kalmad Carabi ah oo ah” ilaah baa weyn” radio xamar .com
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6243
LATEST NEWS