April, 18-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Kulan ay magaaladda Cadaado ee xarunta KMG ah ee Galmudug ku yeesheen xildhibaanada maamulkaas ayaa waxaa ay si weyn uga soo horjeesteen qaabka loo maray wadahadalka Ahlu Sunna iyo Galmudug. Xildhibaanada ayaa sheegay in hogaamiye ku xigeenka maamulkaas iyo gudoomiyaha barlamaanka ay kali ku noqdeen shirka xamar isla markaana aan loo ogolaan dhamaan xubnaha barlamaanka Maamulkaas iney fikir ku yeeshaan Xildhibaanada ayaa uga digay dowladda Soomaaliya in mar kale hab khilaaf uu ku jiro loo maro dib uheshiisiinta Galmudug Hadalka kasoo baxay xildhibaanada ayaa kusoo aadaya xili magaaladda xamar ay ku sugan yihiin madaxda Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljamaaca kuwaas oo ka shaqeynaya in xal laga gaaro khilaafka udhaxeeya
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5888
LATEST NEWS