April, 15-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.comHay’ada arimaha xaquuqda aadanaha u dooda ayaa sheegtay in ay u muuqato weerarkii isbahaysiga Sacuudiga uu ku qaaday doon ay la socdeen qaxooti Soomaali ah ay bixin doonto sida lagama maarmaan ay u tahay la xisaabtanka kooxaha ku hardamaya
Taliyaha ciidamada Xooga Axmed Maxamed Jimcaale (Cirfiid) ayaa booqday Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo ku dhaawacmay Qaraxyadii maalmihii lasoo dhaafay ka dhacayay Magaalada Xamar kuwaa soo ku jira Isbitaalka Madiina.

Askartaan uu booqday taliye Cirfiid ayaa u badnaa kuwii kusoo dhaawacmay Qaraxii ka dhacay Warshadda Nacnaca ee degmada Wadajir.

Taliyaha ayaa sheegay in Askarta dhaawacyadoodu culus yahay ee aan dalka wax looga qaban karin loo qaadi doono dalka dibadiisa.


Xamarradio.com

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5945
LATEST NEWS