March, 20-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka Dalka Kenya Faarax Macallin ayaa Waddamada qaar ee ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ku sheegay in ay yihiin kuwa mas’uulka ka ah argagixisada iyo in ay xoogeysato sida uu hadalka u dhigay. Waxaa uu sheegay in Waddamada qaar ee ku jira AMISOM,aysan rabin horumarka iyo nabadda Soomaaliya sidaas darteedna ay ka shaqeynayaan amni darrada Soomaaliya. Waxaa uu soo jeediyay in Waddamada jecel dhibaatada Soomaaliya ee ay Ciidamada uga jiraan AMISOM laga saaro Soomaaliya laguna beddelo dalal kale oo ka tirsan Qaaradda Afrika..
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5888
LATEST NEWS