March, 18-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Askari ka tirsan Ciidanka ASluubta Soomaaliya ayaa Xalay Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ku Dilay Nin watay Mootada loo yaqaanno Bajaajka ee Dadweynahu ay raacaan. Askariga ayaa la sheegay in Ninka Mootoolaha ah uu ku Toogtay Bartamaha Magaalada,iyadoo aan la sheegin wax Sabab ah. Sidoo kale Ciidamada Ammaanka ayaa Gacanta ku dhigay Askariga Dilka Geystay,waxaana la dhigay Xabdiga dhexe ee Magaalada. Dhanka kale Koox Hubeysan ayaa Xalay Isla Magaalada ku dhaawacay mid kamid ah Culimadda laga yaqaanno Magaalada Baledweyne,iyadoo Kooxdii Falkaasi dhaawaca ah geysatay ay baxsadeen
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5989
LATEST NEWS