March, 18-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Guddoomiyaha cusub ee Midowga Afrika Muuse Faki,ayaa maanta soo gaaray magaalada casimada xamar ee xarunta Soomaaliya. Mr Muuse Faki,ayaa waxaa Garoonka Aadan cadde ku soo dhaweeyay Ra’islawsaaraha Soomaaliya Xasan Cali kheyre xubno ka mid ah Saraakiisha Midowga Afrika ee MAISOM. Waxaa uu hadda ku suganyahay madaxtooyada Soomaaliya halkaas oo uu kulan kula leeyahay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi farmaajo. Booqashada Mr Muuse Faki,ayaa leh labo ujeedo oo kala ah sidii Midowga Afrika uga qeyb qaadan lahaa wax ka qabashada abaarta ka jirta Soomaliya iyo qorshe cusub oo AMISOM ay ku dooneyso in ay ku billowdo howlgal ka dhan ah Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya. xamarradio.com
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6243
LATEST NEWS