March, 16-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Boqolaal qof oo ka kala yimid qeybaha kala duwan ee degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa Maanta Banaanbax balaaran ka dhigay Magaalada Xamar. Dadka Dibadbax dhigayey ayaa socod dheer ku soo maray wadooyinka waaweeyn ee Xamar iyagoo ugu dambeyna isugu yimid Afaafka hore ee Madaxtooyada Soomaaliya. Banaanbaxyaasha oo ay u badnaayeen Haween ayaa waxaa ay ku dalbanayeen in la sii daayo dhalinyaro soomaaliyeed oo Mudo 7 sano ah ku xiran wadan ka Hindiya. Dowlada Hindiya ayaa xabsiyada dalkeeda wali ku heysata dhalinyaro soomaaliyeed oo gaaraya 300 kuwaas oo ay ku eedeynayso inay yihiin burcad badeed , inakstoo lagu waayay eedeymaha lagu hayo .
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5888
LATEST NEWS