February, 22-2017 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
xamarradio.com
Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa khudbad kooban ka jeediyay xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo.
Mr. Hailemariam Desalegn Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya ayaa sheegay in Dowladda Itoobiya ay aad u taageersan tahay Dolwadda Sooomaaliya sidoo kalena ay ka taageereyso dhan walba, si guulo loo gaaro.

Sidoo kale waxa uu sheegay in uu jecelyahay in Soomaaliya iyo Itoobiya oo walaalo ah ay nabad ku wada noolaadaan, taasi oo muhiim u ah Gobolka iyo caalamka oo dhan.


Ra’iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn ayaa khudbadiisa ku soo gaba gabeeayay hadalkan “Hambalyo Soomaaliya Hambalyo Soomaaliya” oo luqada Soomaaliga uu ku dhahay, taasi oo layaab ku noqotay dad fara badan.
xamarradio.com
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6239
LATEST NEWS