May, 16-2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Warka ka Imaanyo Magalda Baladweyne ee Gobalaka Hiiraan Ayaa Ku waramay In maanta Barakac kii Ugu darnaa uu ka socdo magaladaas. Dadka Ku nool Maagalda ayaa Bilaway in Ay iskaga Barakacaan Xafadaha Qaar Ee maagadaas. Qosaskii Ugu badnaa Ayaa sakay isga Barkacay Xafadah Kala ah Kooshin iyo Xaawo Taako oo kuyaalalo Magaaldaas. Dadka Reer Baladweyne ayaa Sakay Lugu arkay Deeganka Ceel jaalo Ee Duleedka hanka Waqqoyi Ayaa lah=gu arkay iyagoo ka Dhisanayo Hooy Ka Sameey Cooshado. Barakaca ayaa Yimid markii Fataha Wabiga shabeele Uu ka sameeyey Magaldaas Taa soo baqdin Xooga ah laga Qabo in Fataha oo Xiligaan ku baahsan Xafadaha Qaar Ee magalaadaas.


COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6279
LATEST NEWS