January, 26-2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Alle ha u naxariisto Cabdi Xaaji Gobdoon oo ahaa ruug-cadaa saxaafadeed isla markaana ahaa la taliyaha arrimaha saxaafada ee xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa maanta ku geeriyooday magaalada Xamar

Allaha u naxariistee Marxuum Cabdi Xaaji Goobdoon ayaa ka mid ahaa muwaadiniinta Soomaaliyeed oo ku noolaa dalka intii ay dagaalada sokeeye ka socdeen, waxana uu ahaa dhowr iyo siddeetan sano jir.

Allaha u naxariistee Cabdi Xaaji Goobdoon waxa uu saxaafada bilaabay sanadkii 1961 waxana uu ka soo jeedaa qoyska saxaafada caan ku ah.

Marxuum Cabdi Xaaji Goob doon wuxuu ahaa afhayeenkii hore ee xukuumadda iyo khabiir saxaafadeed oo ka soo howl galay Radio Muqdisho, isagoo agaasime guud ka soo noqday Wasaaradda Warfaafinta. Waxaan u tacsiyaynayaa ehelkiisa iyo dhammaan bahda

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5989
LATEST NEWS