January, 25-2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Guddoomiyaha Kooxda Caanka ah ee Qeylo-dhaan Cabdi Shire Cayaar Jecel ayaa ku biiray Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya.

Cabdi Shire Cayaar Jecel ayaa lagu badalay Muuse Sheekh Cumar oo la sheegay inuu dibada ku maqan yahay waqtiyo badan oo uu san soo xaadirin kalfadhiyada Baarlamaanka.

Abwaan Cabdi Shire Cayaar Jecel. Guddoomiyaha Kooxda Qeylo-dhaan Cabdi Shire Cayaar Jecel ayaa ah Abwaan,iyadoo Dad badan oo Soomaaliyeed ay yaqaanaan

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6164
LATEST NEWS