January, 24-2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo waraysi siiyay idaacadda V.O.D Radio Xamar ayaa ka hadlay dhacdadii dhawaan ka dhacday xeebta Liido ee lagu weeraray goob ay dadka ka cunteeyaan oo ku taala xeebtaasi

Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa sheegay in dhacdadaasi uu aad uga naxay , isaga oo Tilmaamay in wax lagu farxo ay Tahay in dalka dibadiisa lagu soo daaweeyo dadkii ku dhaawac may weerarkaasi.

Dhinaca kale Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow ayaa ka hadlay shirka maamulka loogu sameynaayo Hiiraan iyo sabeelaha dhexe oo uu muran uu ka Taagan yahay ka dib markii Beelaha qaarkood Odayaashooda ay isaga baxeen shirkaasi , waxana uu ku Eedeeyay Wasaarada Arim,aha Gudaha in ay ka dambeyso is qab qabsiga ka Taagan shirkaas iyo in Beelaha qaar ay iasaga baxaan shirkaasi.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5872
LATEST NEWS