January, 24-2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee Maamulka Degmada Mahdaay ee gobolka shabeelaha dhexe Saalax Fuleel Xaaji oo ka hadlayay Xaalada Degmada Mahdaay ee gobolka shabeelaha dhexe ayaa sheegay in in xaalada ay wanaagsan tahay waxana uu intaasi ku daray in dadka beeralayda ay u diyaar garoobayaan Tacabka Beeraha , balse waxa uu sheegay in loo baahan yahay wasaarada Beeraha ee xukuumadda federaalka in ay gacan siiso Beeraleyda degmadaasi dib u dayac tirka Kanaalada Beeraha iyo sidii looga hortagilahaa Fataahadaha uu wabiga shabeelle ka geysto degaanada Hoostaga degmada Mahdaay ee gobolka shabeelaha dhexe Hadalka Saalax Fuleel Xaaji ayaa imaanaya iyada oo in badan uu fatahaad uu geystay wabiga shebeelle ee dhexe mara degmada Mahdaay ee gobolka shabeelaha dhexe.


































COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5989
LATEST NEWS