January, 24-2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Xasan sheikh Maxamuud oo booqday Dadkii ku dhaawacmay weerarkii xeebta Liido ka dhacay ayaa sheegay in dadkaasi Dalka dibadiisa lagu soo daaweynaayo . Madaxweynaha ayaa sheegay in shacabka ay is dejiyaan islamarkaana wax walba ay wanaagsanaabnayaan isaga oo dhinaca kale Eedeeyn u jeediyay Dadkii ka dameeyay Weerarka Xeebta Liido.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5946
LATEST NEWS