January, 22-2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Gudoomiye ku xigeenka Arimaha Bulshada ee gobolka Hiiraan sheikh Xuseen Cusmaan oo waraysi siiyay idaacadda VOD ayaa ka hadlay hakadka uu galay shirka maamul u sameynta gobolada Hiiraan iyo shabeelaha dhexe kaas oo Magaalada Jowhar dhawaan ka Furmay. Sheikh Xuseen ayaa Ugu baaqay wasaarada arimaha gudaha in ay xaliso waxyaabaha ay tabanayaan beelaha qaarkood isaga oo dhinaca kale ugu baaqay odayaasha dhaqanka ee labada gobo lee Hiiraan iyo shabeelaha dhexe in ay Tanaasul sameeyaan oo shirka dib ay ugu laabataan

Ugu dambeyntii waxa uu ka hadlay heshiis dhawaan ay Magaalada Baladweyne ku gaareen laba Beelood oo xiisado ay dhex mareen heshiiskaas oo uu sheegay in uu u dhacay si wanaagsan

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6273
LATEST NEWS