January, 19-2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Itoobiya Tedros Adhanom oo maanta ka qeyb galay Caleemasaarka Gudoomiayaha Golaha Golaha wakiilada Maamulka Koofur Galbeed C/qaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa sheegay in Dowladda Kenya ay uga Aar-gudi doonaan Ciidamadii Kenya ee lagu dilay weerarkii gedo ka dhacay

Dagaalkii 15-ka bishaan ka dhacay Degaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo ayaa waxaa Kenya looga dilay Tiro ka tirsan Ciidankeeda

Dhawaan ayay ahayd Markii Weerar lagu qaaday saldhig Ciidamada Kenya ay kaga sugnaayeen Degaanka Ceel cadde ee gobolka Gedo iyadoo uu khasaare ka soo gaaray Ciidamada Kenya kaas oo isgu jira dhimasho iyo dhaawac.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6155
LATEST NEWS