January, 19-2016 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Beydhabo halkaas oo ay ka socoto Xafladda Caleema saarka Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Koofur Galbeed iyo kuxi-geenkiisa. Madaxweynaha waxaa la socda xubno wasiirro ah oo uu ka mid yahay Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Maareeye iyo Mas’uuliyiin kale

Xafladda lagu caleema saarayo Guddoomiyaha Barlamaanka Koofur Galbeed Cabduqaadir Shariif Shiiqunaa Maye iyo kuxi-geenkiisa ayaa si heer sare ah uga socota magaaalaada Beydhabo.

Sidoo kale halkaa waxaa gaaray Maanta Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6273
LATEST NEWS