November, 26-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Somaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareye) ayaa sheegay inaysan marnaba ogolaaneyn Suxufi aysan maxkamad xukumin in xabsiga lagu haayo. Somaliya waxaa caado ka ah dhaqanka ku saabsan in Suxufiga la iska xiro, iyadoo aanan wax maxkamad ah la soo taagin, taasi oo ka hor imaanaysa Xuriyada hadalka iyo madax Banaanida qofka muwaadinka.Wasiir Maareye, wuxuu sheegay in Somaliya ay ka jirto in dadka xabsiyada la geliyo, iyadoo aanan wax maxkamad ah la soo taagin, taasina ay tahay arin qalad ah oo loo baahan yahay in uu sharciga shaqeeyo.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6164
LATEST NEWS