November, 25-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Ciidamada dawlada oo kaashanaya kuwa amisom ayaa Hawgalo dad badan lagu soo qabtay ka sameeyay qaybo ka mid ah magaalada Xamar

Howl galada ayaa bilowday saaka waabarigii, waxaana ay illaa iyo iminka ka socdaan xaafadaha labada degmo, iyadoo dadka deegaanka ay sheegayaan inuu yahay kii ugu ballaarnaa oo saacado badan qaata.

Ciidamada ayaa baarayay mid mid u baarayay guryaha ku yaalla xaafadaha degmada Huriwaa, sidoo kale waxaa ay baarayeen baabuurta dadweynaha iyo kuwa gaarka ah loo leeyahay.

Dadka deegaanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegaya in qaar ka mid ah dadkii la qabtay la sii daayay, halka kuwa kalena ay ciidamada gacanta ku hayaan, waxaana looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin dadka lidiga ku ah Amaanka Magaalada Xamar

COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6165
LATEST NEWS