November, 24-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa gaadhay dalka Jabuuti, halkaasi oo uu kulamo kula yeelan doono madaxda dawladda Jabuuti.
Waxa uu socdaalkiisa ku xidhiidhiyay mid ku saabsan is barasho kordhinta cilaaqaadka labada dal.


Wasiirka ayaa sidoo kale ka hadlay qorshaha wada hadalka Somaliland iyo Somalia, hadal haynta maamul Somalia u samayso gobolada Sool iyo Sanaag iyo qorshaha Somalia waddo ee ah in Somaliland qayb ka tahay qorshahooda 2016-ka, waxaanu caddeeyay mawqifka Somaliland ee qodobadaasi.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5873
LATEST NEWS