November, 24-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Raisal Wasaare Cumar Cabdirashiid uu xilalka ka qaaday labo wasiir, iyadoo xilalkooda uu ku bedelay labo kale.
Raisul Wasaaraha ayaa u magacaabay Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha C/llaahi Maxamed Axmed, halka Wasiirkii xilkaas haayay C/raxmaan Cabdi Cusmaan xilka laga qaaday.

Sidoo kale waxaa Wasiirka Korontada iyo Biyaha loo magacaabay Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo horay u ahaa Safiirkii dowladda Soomaaliya u fadhiyay dalka Turkiga.

Waxaa xilka Wasaaradda Korontada iyo Biyaha laga qaaday Maxamed Xasan Aadan Shaahiyow.

ilaa hadda lama garanaayo waxa keenay in laba wasiir kaliya xilka laga qaado kuwo kalana la magacaabo
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6155
LATEST NEWS