November, 23-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in Saaka uu dagaal ka soconayo Koofurta Magaalada GaalkacyoDagaalka ayaa ka dhacay saldhiga booliska e Koofurta Magaalada Gaalkacyo ee xaruunta Maamulka galmudug
Dagaalka ayaa yimid kadib markii la sheegay in Xaduuda ay wadaagaan Maamulada Galmudug iyo Puntland ee Magaalada Gaalkacyo oo ay joogeen Ciidamo ka tirsan Puntland ay Weerar ku qaadeen Maleeshiyo Hubeysan oo ka soo jeeda Maamulka Galmudug,waxaana markii danbe ku soo biiray Ciidamada Booliska Galmudug.
ma jiro wax khasaare ah oo laga soo sheegayo goobta uu dagaalka ka dhacay
maalmihii la soo dhaafay ayaa xiisado waxa ay u dhexeyeen Maamulada Puntland iyo Galmudug
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5873
LATEST NEWS