November, 22-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdi fataax Xasan Afrax ayaa si deg deg ah looga yeeray Magaalada Xamar U jeedada loogu yeeray Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa lagu sheegay mid wax looga weydiinaayo dilka Madaxii Hay'adda Mine Action ee Qaramada Midoobay Ugu qaabilsan dhinaca miino baaristaiyo rabshado ka dhacay Magaalada Baladweyne
Cabdi Fataax xasan Afrax oo isla shalay soo gaaray Magaalada Xamar ilo wareedyo ku dhow Xafiiskiisa waxa ay sheegayaan in uu lakulmi doono madaxweynaha Dawlada Federaalka xasan sheekh iyada oo aan la Ogeyn waxa kulamada ay ku saleysan yihiin .
la soco wixii warar dheeraad ah oo ku saabsan Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6036
LATEST NEWS