November, 22-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Wararka ka imaanaya Degmada Afgooye ee gobolka shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada Dawlada Halkaas ku sugan ay baadi goob ugu jiraan Baabuur walxaha qarxa saaran yihiin oo lagu rakay degmadaasi.Wararka intaas ku daraya in Baabuurka maraka hore laga shakiyay ka dibna Ciidamada ay isku dayeen in ay soo qabteen hase. ahaatee ciidamada ayaa si kedis ah ku waayay Baabuurka ayka shakiyeen.
Ciidamo isugu jira Militari iyo Boolis ayaa lagu arkayaa degmada Afgooye kuwaas oo Gaadiidka baaraya halka kuwa kalena la sheegay in xaafadaha meelaha la dhigi Gaadiidka in Baabuurka ay ka baarayaan
ma aha markii Ugu horeysay Hawgalo ay ay ka fuliyaan degmada Afgooye Ciidamada Dawlada Federaalka.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5873
LATEST NEWS