November, 21-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
21-11-2015 Xamar Radio
Hal ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku Geeriyooday dhacdadaan Qarxa ah ee ka dhacday Dagmadda Buulaburte ee Gobolka Hiiraan, halka ay ku dhaawacmeen ilaa iyo tiro gaadheyso Afar Ruux oo ka akdhowaa Goobta Qaraxa uu ka dhacay

weerarkaan ayaa ka dhacay agaagaarka Makhaahi ku taalo Halka loo yaqaaano Qansax dheere ee katirsan Dagmadda Buualaburte

Sidoo kale Weerarkaan Qaraxa ah ee ka dhacay goordhow Dagamada Buula-Burte ee Gobolka Hiiraan ayaa lala eegtay Ciidamo katirsan Dowladda Soomaaliya

Maamulka Dagmada Buulkaburte ayaa wali kahadlin weerarkaan lala eegtay Ciidamadda katirsan Dowladda Fadaraalka Soomaaliya

Weerarkaan ka dhacay ee Qaraxa ah Dagmadda Buulaburte ayaysan jirin wali Cid sheegatay Masuuliyada weerarkaas Goordhow kadhacay Dagmada Buulaburte ee Goboilka Hiiraan





COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6244
LATEST NEWS