November, 08-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke iyo Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya Dalkani Kenya Jamaal Maxamed Xasan si wada jir ah u dhagax Dhigay dib u dhis lagu sameynayo safaaradii ay dowlada Soomaaliya ku Lahayd deegaanka Weslands ee magaalada Nairobi.Ra'iisal Wasaare Cumar C/rashiid ayaa ku baaqay in laga qayb qaatao dhisamaha saafaarada Soomaaliya ee adalka kenya waxa sidoo kale ahalkaas ka hadlay safiiraka safaarada Soomaaliya ee adalka kenya iyo Hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Madoobe
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5873
LATEST NEWS