November, 08-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Wasiirka Warfaafinta oo la hadlay Idaacada VOA laanteeda Afka Soomaaliga  ayaa sheegay in Xaalada Xildhibaan Gurxan ay tahay mid wanaagsan ,waxaana uu Xusay in ay Rasaas badan lagu dhuftay.
“Xildhibaanka ilaa 4 Xabadood ayaa lagu dhuftay,hadda wuu hadli karaa laakiin waxaa ugu daran Xabad kaga taal dhanka Caloosha”ayuu yiri Wasiir Maareeye.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ayaa sidoo kale sheegay in Laamaha Ammaanka Soomaaliya ay baaritaan ku hayaan Kooxda Weerarka ka danbeysay islamarkaana ay ku rajo weyn yihiin in Gacanta lagu soo dhigo.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6165
LATEST NEWS