November, 07-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Gudoomiye ku xigeenka Maaliyada Degmada Baladweyne ahna ku simaha Gudoomiyaha degmada Baladweyne Bashiir Xuseen Dhoore ayaa ku Eedeeyay Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cabdi Fataax Xasan Afrax in si sharci daro ah uuku bixinaayo Dhul Danguud ah oo ku yaala Magaalada Baladweynewaxana intaas uu ku diray in dhulka haatan uu cabir lagu haayo islamarkaana la yiraahdo xeradii hore ee daraawiishta
Mas'uulkaan ayaa intaasi raaciyay in wax badan ay kala hadleen gudoomiyaha Hiiraan arintaan in uu joojiyo balse uu ka dhego Adegay hase ahaatee waxa uu ugu baaqay Dawlada Federaalka in arintaan ay soo farageliso si wax looga qabto
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5873
LATEST NEWS