November, 04-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
gudoomiyahaGobolka Banaadir yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa xilka ka qaaday Taliyaha Amniga Dawlada Hose ee Xamar
Taliyaha Xilka laga qaaday ayaa lagu badalay Taliye Cusub oo lagu Magacaabo C/salaan Cumar Dheere Askari,kaas oo ahaa Taliye Kuxigeenkii Saldhiga Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe.

Taliyaha Cusub Ee lagu Magacaabo Askari ee lagu badalay Kii hore ayaa la sheegay in ay isku dhaw yihiin Guddoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir.

Sidoo kale waxaa la sheegay in Maalmaha soo socda Guddoomiyaasha Degmooyinka Xilka qaadis lagu sameyn doono.

Warar kale oo soo baxaya ayaa intaasi ku daray in gudoomiyaha uu wado qorshe kale uu xilka kaga qaaday mas’uuliyiin kale oo ka tirsan maamulka gobolka Banaadir oo ay ku jiraan gudoomiyaasha degmooyinka gobolka Banaadir.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6165
LATEST NEWS