November, 04-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed, ayaa lagu amray Maamulka Degmada Baydhabo inay sida ugu dhaqsiyaha badan dadka uga saaraan Guryihii Dowladda ee Magaaladaasi.
Sidoo kale Wareegtada ayaa lagu amray Bulshada inay u dhaga nuglaadaan amarka, islamarkaana ay ka baxaan guryihii Dowladda.

Wareegtada ayaa lagu sheegay, iyadoo la eegaayo ahmiyada Maamulka dhulka Dowladda ay u leedahay inay muhiim tahay dadkii deganaa inay baneeyaan si dhulkaasi loogu soo celiyo gacanta Maamulka.

Maamulka Magaalada Baydhabo ayaa loo xil saaray dhaqangelinta Wareegtadaan ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Dad shacab ahaa degan guryaha Dowladda ee Magaalada Baydhabo, kuwaasi oo aanan haysan meel ay deegansadaan.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6165
LATEST NEWS