November, 04-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Kooxda dabagalka caalamiga ah ee  qaramada midoobay ee Somalia iyo Eritrea ayaa walaac xoogan ka muujijisay doorashooyinka ka dhacaya Somalia sanadka 2016 ee lagu dooranay madaxweyninimada Somalida
Waxaana kooxda daba galka ay sheegtay in doorashooyinkaasi ay noqon doonaan kuwa la yimaada musuq maasuq iyo waliba ku takri fal awoodeed saameyn weyn ku yeelan doono doorashooyinka 2016 oo beesha caalamka ay sheegtay in aysan suurga noqon Karin in la sameeyo doorasho hal qof iyo hal codkii ah.

Doorashadii ka dhacay Somalia sanadkii 2012 ayaa lagu dhaliilaa inuu ku yimid qaab musuq maasuq ah oo loo adeegsaday bixinta lacago laaluush taasoo kooxda ay sheegtay in tahay dhibaato weyn.

Kooxda daba galka ee un moniring group ayaa sheegay in doorashooyinka madaxweyne ee ka dhaceysa Somalia sanadka 2016 ay la mid noqon doonto tii Somalia ka dhacday Somalia 2012.
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 6075
LATEST NEWS