November, 03-2015 TWITTER FACEBOOK PRINT THIS PAGE SEND TO A FRIEND  
Gudoomiyaha Cusub ee gobolka banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo booqday Isbitaalka Madiina ayaa la kulmay dadkii ku soo dhaawacmay weerarkii Hotel Saxafi

Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa Dadkaasi dhaawacyada qaba Gudoon siiyay deeq lacageed oo uu maamulkiisaa Ugu Tala galay in loo qaybiyo dadka bukaanka ah eek u jira isbitaalkaasi.

Shalay ayay ahayd markii gudoomiyaha Cusub ee gobolka Banaadir uu si rasmi ah ula wareegay xilka loo magacaabay
COMMENTS (0)
No Comments Available
ADD YOUR COMMENT
Name :  
 
Email :  
 
Comment :  
 
Verification Code :  
 
 
RELATED ITEMS
MOST READ
TAHNIYADA AROOS Views: 5987
LATEST NEWS